Mudane Geelle ayaa sheegay in dhibaato abaareed ee ka jirta Soomaaliya ay aad uga badan tahay sidii uu filayay, isagoo sheegay in dowladdiisa iyo shacabkiisu ay garab-taagan yihiin walaalahooda Soomaaliyeed."
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
16 August, 2011
Wararka Maanta: Talaado, Aug 16, 2011-Madaxweynaha Jabuuti oo Muqdisho booqday (SAWIRRO)
Wararka Maanta: Talaado, Aug 16, 2011-Madaxweynaha Jabuuti oo Muqdisho booqday (SAWIRRO): "Talaado, Ogoosto 16, 2011 (HOL) – Madaxweynaha dalka Jabuuti oo booqasho hal maalin ah ku yimid Muqdisho ayaa isaga iyo wafdigiisu ay dib uga dhoofeen garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, kaddib markii uu kulammo kala duwan la yeeshay mas'uuliyiinta ugu sarreysa dowladda.
Mudane Geelle ayaa sheegay in dhibaato abaareed ee ka jirta Soomaaliya ay aad uga badan tahay sidii uu filayay, isagoo sheegay in dowladdiisa iyo shacabkiisu ay garab-taagan yihiin walaalahooda Soomaaliyeed."
http://samotalis.blogspot.com/
Mudane Geelle ayaa sheegay in dhibaato abaareed ee ka jirta Soomaaliya ay aad uga badan tahay sidii uu filayay, isagoo sheegay in dowladdiisa iyo shacabkiisu ay garab-taagan yihiin walaalahooda Soomaaliyeed."
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment