16 August, 2011

Qudbadii Maanta ee Madaxweyne Geele

Radio hadhwanaag. Qudbadii Maanta ee Madaxweyne Geele uu Ka aqriyay xarunta madaxtooyada Soomaliya asaga iyo madaxweyne shariif ayadoona madaxweyne Gele uu udhoofay dalka jabuuti Dhageyso Qudbadahooda Maanta Madaxweyne Cismaaciil cumar Geele ayaa ka hadlay Xaalada dadka qaxootiga ah iyo sido loogu gar gaari lahaa waxaase qudbada ku hormaraay madaxweyne shariif Dhageyso
Tuesday, August 16, 2011

No comments: