16 July, 2011

Hargeysa: Wasiirro La ansixiyay | Wararka | Somali

Hargeysa: Wasiirro La ansixiyay | Wararka | Somali: "Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta ansixiyay afar wasiir iyo xubno kale oo ka mid noqonaya guddiga cadaaladda Somaliland.
Ansixintan guddiga cadaaladda ayaa la sheegayaa inay buuq-yar dhalisay, iyadoo qaar ka tirsan xubnaha baarlamaanku ay ka biyo diideen saamiga ay deeggaanadoodu ka heleen guddiga cadaaladda."

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: