21 July, 2011

Halkan Ka Aqriso Qabailka ka soo Jedaan Golaha Wasiirda Cusub ee Somalia

Halkan Ka Aqriso Qabailka ka soo Jedaan Golaha Wasiirda Cusub ee Dawlada Fedralka Somaliya ee uu soo dhisay Cabdi wali Maxamed Gaas


Halkan ka Aqriso Golaha Wasiirada  Cusub ee uu soo Magacabay Raysal Wasare Cabdi Wali Maxamed Gaas Golahan Wasiirada ayaa dhamaantood  cusub , iyada oo dhamaan golahii hore ee raysal wasaare farmaajo soo magacabay anay ka muqan , isaga oo cawa shegay raysal wasarahii hore ee somaliya maxamed cabdilahi farmajo in laga baxay sharudii uu xilka ku warejiyey .
1- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille)Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta,Dir Biyo maal.

2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Waxaa loo magacaabay Ra'iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda,Raxanweyn ,Digil,Dabare.
3- Mudane Xuseen Carab Ciise Waxaa loo magacaabay Ra'iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga,Isaaq Garxajis Ciidda gale Reer Iidle.
4- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Waxaa loo magacaabay Ra'isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha. Daarood,Ogaadeen .
5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka. Hawiye Habargidir, Ceyr.
6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.Daarood,Mareexaan ,reer Siyaad.
7- Marwo Caasho Cismaan Caaqil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska.Raxanweyn,Mirifle,Hadamo

8- Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha,Waa Raxanweyn,Mirifle,Leesaan.
9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka,Dir Faqi Muxumud.
10- Mudane Cabdulqaadir Xuseen Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta.Hawiye Murusade .
11- Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga, Isaaq Habar Awal.
12- Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay'adda.
13- Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha.Raxanweyn,Mirifle,Hadamo
14- Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta,Daarood,Leelkase.

15- Mudane Jaylaani Nuur Iikar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska, Reer Xamar reer Suufi.
16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka, Hawiye Gaal jecel.
17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare. Daarood Dhulbahante.
18- Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta & Iskaashiga Caalamiga.Hawiye,Xawaadle,Agoon
Xafiiska Wararka Uk
London

No comments: