RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
26 June, 2011
Xildhibaanadii caawa la kulmay madaxweyne Siilaanyo oo wax la’aan kaga soo laabtay - Qaran News
Xildhibaanadii caawa la kulmay madaxweyne Siilaanyo oo wax la’aan kaga soo laabtay - Qaran News: "Hargeysa, (Qaran news)- Waxa caawa kulan ballaadhani uu dhexmaray madaxweyne Siilaanyo iyo kow iyo toban xildhibaan oo ka kala tirsan wakiilada iyo guurtida, kuwaasi oo ka soo jeeda beesha Habaryoonis. Xubnahani waxa ay caawa madaxweynaha ay hor dhigeen dalab ah in jagadii gudoomiyaha maxkamada sare ee dhowaan xilka laga qaaday in dib loogu magacaabo shaqsi ka soo jeeda deegaanada xildhibaanada laga soo doortay, waxana ay madaxweynaha hor dhigeen aqoonyahano ay la doonayaan in jagadaasi loo magacaabo, kuwaasi oo ay madaxweynaha ka codsadeen in uu ka xusho qofkii uu isagu doonaayo oo uu arko inuu xilkaa qaban karaayo."
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment