21 June, 2011

Haatuf News

Haatuf News: "Hargeysa, June 21, 2011 (Haatuf) - Wasiirka wasaaradda duulista hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo badhasaabka gobolka Maroodi Jeex Axmed Cumar Xaaji C/laahi (Xamarji), ayaa xukuumadda madaxayne Axmed Siilaanyo ka difaacay eedo ay u soo jeediyeen masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee UDUB, taas oo ay ku eedeeyeen in xukuumaddu masuuliyiinta UDUB iyo taageereyaasha xisbigaas ka hor-joogsatay inay gudaha madaarka"

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: