TACSI: GEERIDA MARXUUM CABDI XIRSI AXMED
Anigoo ku hadlaaya Magaca Reer Cabdi Carwo iyo magaca xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u dirayaa xaaska, tafiirta, walaal, waalid, ehelka kale, asxaab, qaraabo, xidid iyo xigaalka Marxuum Abdi Hersi Ahmed meel kasta ooy joogaan,. Geeridu waa xaq, maqalkeeduna waa naxdin, waxa se ugu naxdin badan tan kediska ah sida tan heshay Inaadeer Abdi.Hersi Alle ha u naxariistee.
Cabdi waxuu ahaa nin dadku afkiisa iyo gacantiisaba ay ka nabad galeen, naxariis badan iyo bulshaawi waji furan. Alle waxaan uga baryayaa inuu naxariistiisa ugu deeqo janatul fardows, inagana ina waafajiyo duco, iyo samir. Aamiin.
Ahmed Hassan Arwo
Hargeysa
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com/

No comments:
Post a Comment