Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum Ali Hassan ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa deeganka Hargeysa iyo Gobalka Maroodijeex ee uu Mayarka iyo Badhasaabka ka ahaa
Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Xasan Maxamuud, waxa lagu aasay magaalda Hargeysa maanta oo Jimce ah 04/02/2011.
Cali Xasan, waxuu ahaa nin dedaal badan, isku-kalsoon, dhiiran, gacan-furan oo naftiisa dhisay, iyo bulshaawi asxaab badan.
Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.
Ahmed Hassan Arwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga
Hargeysa,
Eci.advisor@ymail.com

No comments:
Post a Comment