Shirkii Somaliland iyo Deeqbixiyayaasha oo Maanta ka Qabsoomay Xarunta Madaxtooyada iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Khudbad Muhiim Ah ka Jeediyey
Hargeysa (SNN)- Shir ballaadhan u dhexeeya Somaliland iyo dalalka deeqbixiyayaasha caalamka ayaa maanta ka furmay xarunta Madaxtooyada Somaliland.
Shirka oo ay ka qaybgaleen Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo saraakiil kale oo dawladda ka ah.
Shirka oo khudbado laga jeediyey, ayaa waxa halkaasi waxa khudbad muhiim ah ka jeediyey Madaxweyne Axmed Siilaanyo, taas oo u qornayd sidan:
"Mudanayaal iyo Marwooyin, Anigoo ku hadlaya magaca Xukuumadda JSL iyo ka shacbiga Somaliland, waxaan dhamaan martidiina sharafta leh ku soo dhawaynayaa dalkayaga. Joogi-taankiina aad nala joogtaan maanta waxa uu muujinayaa rabitaanka iyo taageerada Bulshada caalamku ugu diyaar garawday in dalkayaga gacan ka siiso dedaaladda ay ku abuurtay deganaanshaha, bulsho dimuqraadi ah oo nabdoon oo ku yaal gobol lagu yaqaan wareer siyaasadeed iyo dhaq-dhaqaaqyo kooxo argagaxiso ah oo wax baabiiya iyo budhcad badeeda caalamiga ah. Inkastoo arrintani nagu tahay carqalad, balse hadana ma aha mid aan guul laga gaadhi Karin.
Halkan Riix SalalNews.com

No comments:
Post a Comment