Maxkamada Gobolka Saaxil oo maanta Xukun ku riday Doonyo si sharci daro ah uga kaluumaysanayay Xeebaha Somaliland…
Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa xukun ku riday Doonyo afar ah oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayay xeebaha Somaliland iyada oo doontiiba ku riday Xukun ah ganaax kun dollar ah iyo in la xaraasho Kaluunka ay jilaabteen sidoo kale maxkamada yaa hal sanno oo xadhig ah ku diray Nin reer Somaliland ah oo gacan siinayay kaluumaystadan una sameeyey waraaqo foojari ah oo been abuur ah…..
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment