16 August, 2010

Unugga Wadaniyadda Somaliland oo Ka War-bixiyay Xaqiiqada ka Jirta Somaliland ……

Unugga Wadaniyadda Somaliland oo ah Unugg ay Aas’aaseen qaar kamida Ardayda jaamacadaha dhamaysatay iyo kuwo dhigtaba Ee JSL. ayaa xalay Huteel Hadh-wanaag ku soo bandhigay xaqiiqada kajirta Somaliland, tan iyo intii ay jirtay.
Waxaa doodan kasoo qaybgalay qaar kamida hay’adaha caalamiga ah iyo kuwo wadaniga ah ba, waxaa kaloo xafladan kasoo qaybgalay Arday ka kala socotay jaamacadaha kala duwan ee Dalka iyo Suxufiyin.
GUJI HOOS:
TogaHerer News Network � Unugga Wadaniyadda Somaliland oo Ka War-bixiyay Xaqiiqada ka Jirta Somaliland ……

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: