02 June, 2010

Dr


Wakiilka xukuumadda Somaliland ee Maraykanka, Dr. Sacad Sheikh Cismaan, iyo nin Australiya u d hashay oo magaciisu yahay, Gregory R Copley, ayay ku caddaatay fadeexad ku saabsan hawl gallo ay ku doonayaan in doorashada madaxtooyada ee Somaliland la miji xaabiyo oo ayna dhicin, eeda yn qaawanna waxay u soo jeediyay Xisbiga KULMIYE, Guddiga Doorashada Qaranka iyo qaar ka mid ah hay’adaha iyo wadamada inaga caawiya hirgalinta doorashada. Wuxuu maqaalkani iftiiminayaa dariiqa uu Dr. Sacad u maray meel marinta hawshan, eedaynta uu soo jeediyay iyo ujeedada uu ka leeyahay.

Sii akhri:

No comments: