07 June, 2010

DEEGAANKA OODWAYNE OO MAANTA SI WAYN AY ISUGU SOO BAXEEN DADKA DEEGAANKU OLOLAHA XISBIGA MUCAARADKA KULMIYE.

DEEGAANKA OODWAYNE OO MAANTA SI WAYN AY ISUGU SOO BAXEEN DADKA DEEGAANKU OLOLAHA XISBIGA MUCAARADKA KULMIYE.

OODWEYNE (ToggaHerer)Waxaa maanta si balaadhan ay isugu soo baxeen dadwaynaha ku dhaqan oodwayne maalintii labaad ee ololaha xisbiga mucaaradka kulmiye.

hadaba waxa saaka gaadhay magaalada oodwayne wafti uu hogaaminayo Eng:xasan kayse iyo waliba masul;liyiin kale oo ka tirsan xisbiga kulmiye ookasoo kicitimay magaalada burco,waxaana mrakii ay gaadheen magaalada si waynloogu soo dhaweeyay halkaasi iyadoo dhamaan dadka ku dhaqan maanta si wayn isugu soo baxeen xafiiska xsibiga kulmiye ee oodwayne .

ugu horaynna waxa goobtakahadlay xasan kayse oo tilmaamay inloo baahanyahay is bedel dhab ah oo ay ku talaabsadaan shacabka somaliland,iyo jaamac sidiiq oo sheegay inuu kasoo baxay xisbiga udub kadib markii ku tilmaama

No comments: