11 April, 2010

"Xidhiidh Dhex Mara Somaliland Iyo Jabuuti Uu Yahay Lagama Maarmaan" Muj. Muuse Biixi


Shirweynihii KULMIYE, Hargeisa"Kuwo Maan-Gaab Ah Oo Aan Dimuqraadiyada Waxba Ka Aqoonin Oo Iyaga Gudahooda Aan Wadatashi Oolin Ayaa Doodahayga Khilaaf Ka Dhiga, Waxaanad Moodaa In Xisbiyada Qaarkood Ay Rajo U Arkaan Kulmiyaa Is Khilaafay Oo Qudha, Hadaynu Jabuuti Is Fahmi Weyno Ma Chine Iyo Galbeedka Africa.. "


No comments: