Dhanxiir iyo Xuska Maalinta SNM-ta Maanta waa maalintii dhidibadda loo taagay ururka SNM ee dhiiggooda u huray xorayntii dalka. Markaa waxaan leeyahay Ilaahay intii dhimatay ha u naxariisto, inta noolna caafimaad iyo cimri dherer ha siiyo, reer Somaliland-na qoysaskii mujaahidiinta intooda nool iyo intii dhimatayba ha ka war hayaan oo ducadoodu yaanay marnaba carrabkiina ka suulin. Weger; Adeer horta maanta oo kale in la weyneeyo waa waajib qaran, waxaanse ka gam'I laayahay sida Rayaale iyo maamulkiisu u aaseen taariikhdii qiimaha lahayd ee dalka oo xaataa iska daa wax loo qabtee kutubtii manhajka waxbarashadana laga tirtiray, lana yaabi maayoo waa faqashtii iyo NSS-tii dalka laga xoreeyey oo magaca SNM-ba maqalkisa hegahoodu way ka gubtaan. |
Jamhuuriya Online |
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
09 April, 2010
Dhanxiir iyo Xuska Maalinta SNM-ta
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment