31 March, 2010

Haatuf News

Haatuf News: "Shabakado Sixiroolayaala Oo Ka Dilaacay Hargeysa Iyo Dadwayne Lacago Badan Lagaga Dhacay
Hargeysa, March 30, 2010 (Haatuf) - Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa waxa maalimahan danbe ku soo badanaysay� dadka sixiroolayaasha ah ee dadka xoolaha haysta kaga dhacaya baabal khiyaamada Sixirka oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey qaar ka mid ah dadka ganacsatada ah ee ka shaqaysta caasimada dalka siiba sarif layaasha la sheegay markii la sixray in lacagtii ay haysteen oo dhan laga furtay iyagoo aan xiskoodu markaa dhamayn."

SII AKHRI: http://www.haatuf.net/2009files/156284.html
http://samotalis.blogspot.com/

No comments: