11 March, 2010

Dhanxiir, Israil iyo Komishanka

Dhanxiir, Israil iyo Komishanka

Maansha Allaah, Alleylehe hadda ayuun buu amnigeenii heersare noqonayaa, kol haddii quwadii Israel Berbera soo cago-dhiganayso, aqoonsigii oo duuduubanna dhabta la inoo saari doono, waajibkeenu waa soo dhoweynta martida iyo iib-geynta qaddiyaddeena, illeyn fadhi waxba kuma yimaaddaane.

Warger; Quwadaaba dhacday, Adeer Yuhuudda oo cadho Alle ku dhacday anfac kuu yeelan maysee, waxaan ku waydiiyey qoladan Komishanka ee ka meeraysanaya inay cayimaan maalinta doorashadu dhacayso inay ummadda u caddeeyaan, ma daba-furankii lixda qodob ee Rayaale ku faa'iiday ayey sii xoojinayaan.



Jamhuuriya Online

No comments: