| DHANXIIR Muxuu Yidhi Maanta
Weger; Adeer; Baashe iyo wasiirada la socdaa isimadooda ayuun bay bariido ugu tageene, igadaa warkoodoo waxaad ka warantaa mudaharaadadan iyo shirqooladan rabshadaysan ee Rayaale iyo xertiisu la maagan yihiin duqa Siilaanyo ee Maraykanka ka soo baqoolaya. Illaahay baan ka magan galnay balaayada ay aloosayaan. |
Jamhuuriya Online |
No comments:
Post a Comment