25 December, 2009

Dhanxiir

Dhanxiir

Maansha Allaah, Alleylehe bilad sharaf ayuu inaga mudan yahay halyeyga reer Kenya ee Faarax Macallin, kolhadii uu beesha caalamka ugu baaqay inay gar iyo gardarraba indhaha u soo jeediyaan qadiyadda Somaliland, waan hubaa in marka uu noqda Sawaaxiliyiinta fadhiya Nairobi af gaalaad iyo mid islaamba ugu sharixi doono dimuqraadiyadeena.

Weger; Adeer; ammaan horaanu uga dheregnay ee oo ictiraaf farta la inaga saaro ayuunbaa I maree, waxaan ku waydiiyey Ina Rayaalaa Sucuudiga u dhoofayaan xan ku maqlee tallow ma hargab doofaarkii ayuu ka baqday oo xajkii buu qalaynayaa mise siminar ku saabsan sida boqortooyadda loo sameeyo iyo aasida dimuqraadiyadda ayaa la soo barayaa, cajab sidii roon rabbaa og!!


Jamhuuriya Online

No comments: