DHANXIIR
Maansha Allaah, Alleylehe hadda ayuunbay wax waliba orayadh inoo noqonayaan, kol hadii khubaradii Seefarka gunta ugu dhacayey oo waliba Biritish ahi dalka imanayaan, imika ayeynu nafisaynaa oo doorashii inoo qabsoomaysaa.
Weger; Adeer; doorasho dhacdaa gaal iyo islaam midna gacanta uguma jirto oo wakhtiga Illaahay qadaro ayey dhacaysaaye, waxaad ka warantaa Idiris kiiloogan sidii Gofanaha dhuunta kaga dhagay ganacsatada xoolaha ee waliba jeebadaha waaweyn u toshay lacagta uu tallaalka ka qaado.
Jamhuuriya Online
No comments:
Post a Comment