Daahir Rayaale oo gurigii madaxtooyada ka cararay
Warar lagu kalsoonyahay waxay sheegayayaan in Madaxweyne daahir rayale ka cararay gurigii madaxtooyada, ka dib markii uu ciidanka ku amray inay dilaan dadka sooman ee mudaharaadaya , illaa iyo hadana aan la garanayn meesha uu ku jiro laakiin loo malynayo labo guri midkood inuu ku dhuumanayo. labadaa guri oo kala ah
Hargaysa waxay maanta ku waabariisatay Mudaharaadyo jibaysan oo dhiig ku daatay
ka dib markii ciidanka u adeega Dahir Rayaale ay si arxandaro ah dadwayanihii iyo mas?uuliyiin sare oo ka qayb qaadananayay mudaharaadyada isbedel doonka ah tacshiiradaha nool iyo ta qiiqdaba oogta kaga qaadeen dhimashaduna ay marayso 4 qpf iyo dhawacyo u badan dad soomanaa .
Warar lagu kalsoonyahay waxay sheegayayaan in Madaxweyne daahir rayale ka cararay gurigii
madaxtooyada , ka dib markii uu ciidanka ku amray inay dilaal dadka sooman ee mudaharaadaya , illa iyo hadana an la garnayn meesha uu ku jiro laakiin loo malynayo inuu labo guri midkood ku dhuumanayo. labadaa guri oo kala ah
. Guriga Ethiopia u jooga somaliland
. Kaniisada Hargaysa
Dhinaca kale waxaa la sheegayaa in ciidamo killinka shanaad ka socda oo sita dhar shacaba kun soo qulqulayaan Wajaale si madaxweynaha looga saaro jidka wajaale, awbare, degmo laqas. ama awbuube mid ka mida ciidanka abniga Guriga madaxweynaha oo diiday magaciisa in la sheego oo la soo xidhiidhay shabakada Saylicipress ayaa bayaamiyay in Madaxweyne Dahir Rayaale uu teloono isdaba jooga u dirayay Ethiopia, iyo djibouti.
saylcipress Hargaysa
No comments:
Post a Comment