10 September, 2009

BEEL KULMIYE KU SOO BIIRTAY


Cabdala sacad 3
Originally uploaded by osomaliland
Xaflad balaadhan oo siheer sare ah loo soo agaasimay ayaa,xaley Xisbiga Kulmiye kusoo dhaweeyey beel katirsan beelaha Deegaanka Hargeysa beesha(Cabdale-Sacad),oo ku biirtey Xisbiga Kulmiye kana soo baxdey Xisbiga Udub,xafladaas oo lagu qabtey Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa

http://www.somaliland.org/2009/09/09/siilaanyo-oo-komishanka-ku-tilmaamey-in-ay-rayaale-jeebka-ugu-jiraan-iyo-beesha-cabdale-sacad-oo/

No comments: