04 August, 2009

Ololaha doorashada madaxtinimada Somaliland

Ololaha doorashada madaxtinimada Somaliland
 
Somaliland
Madaxwaynaha Somaliland iyo ku xigeeniiisa oo ka muuqda fadhiga
Taageerayaasha Xisbiga Talada haya ee Jamhuuriyada la baxday Somaliland ee UDUB, ayaa maanta banaanbaxyo ka sameeyay Magaalooyin kala duwan iyadoo Guddiga doorashooyinku hore ugu dhawaaqeen in Ololihii doorashadu bilaabmay shalay.

Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed saciid Cige ayaa tegay Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee hargeysa oo boqolaal taageerayaasha UDUB isugu soo baxeen iyadoo ay la Hadleem Madaxda sare ee xisbigaasi.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye, axmed mohamed maxamud siilaanyo ayaa waxaa uu in muddo ah ku sugnaan magaaladda Nairobi, waxuuna BBCda uga waramay khilaafka mucaaradka iyo xukuumadda ee la xiriira arrimaha abaabulka doorashooyinka la qabanayo bisha soo socota 27keeda.

Gudoomiyaha xibiga kulimiye ayaa waxaa uu u waramay wariyaha bbcda Yusuf Xassan..

No comments: