Lixda Gobal ee dalka shan ka mid ah kolkii 14 cisho ee loo kordhiyey foodeen tirada ka soo baxday marka la saxay wey yaraadeen Gobalka se AWDAL waxa ku kordhay 50,000...waana sidan sida ay kala yihiin...
saaxil 48000, markii hore 52 waxa maqan 4,000
awdal 182000, markii hore 133000 waxa dheeraad ah 50,000
Hargeysa 388000, markii hore 426000 waxa maqan 38000
togdheer 272000, markii hore 340,000 waxa maqan 68000
sanaag 149000, markii hore 240,000 waxa maqan 91000
sool 107000, markii hore 155000 waxa maqan 48000
No comments:
Post a Comment