INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN.
Anigoo ku hadlaaya Ururka Somaliland Democracy Shield, waxaan tacsi u dirayaa ehelka, waalidka, walaalada, iyo qaarabada uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Ambassador Dr. Ahmed Mohamed Hassan oo dalka Jabuuti u fadhiyey dalka China. Waxaan si gaar ah u tacsiyadeeynayaa labada saaxiib ee la dhashay marxuumka Mukhtaar iyo Muxumad ( Nugidoon).
Illaahay marxuumka dambigiisa ha dhaafo, hana ka yeelo kuwa dhaxla jannatul fardows, innagana dhammaan haynaga siiyo samir iyo iimaan. Aamiin.
Ahmed Hassan Arwo
President
Somaliland Democracy Shield
No comments:
Post a Comment