05 May, 2009

Qabuuro Kismaayo lagu burburiyay

Sheekh Xassan Yacquub Cali
 
Qabuuro Kismaayo lagu burburiyay
Maamulka Kismaayo ee ururka Al-shabaab, ayaa burburiyay qabuuro amma xabaallo kale oo ku yaallay deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubadda Hoose.

No comments: