29 March, 2009

Magacyada Xubnaha Gollaha Guurtida Ee diiday Muddo Kordhinta

Magacyada Xubnaha Gollaha Guurtida Kuwooda Diiday Mashruuca Muddo Kordhinta

Gollaha Guurtida Somaliland qaab dhsimeedkiisa ayaa ah mid ku salaysan beelo, weli ma hano qaadin, mana gaadhin heer lagu soo doorto qaab dimoqraadiya, waxayna ku fadhiyaan weli hanaankii beelaha ahaa ee lagu soo xulay aasaaskii Somaliland. Waa gollaha sharciyeed ee qudha ee aan weli loo qaadin cod ka turjumaya dadweynaha, tartana aanu ka dhicin.

Iyadoo sidaas ah ayaa awooda distuurku siinayaa, in ay xaq u leeyihiin muddo kordhinta, sidoo kale ay dhex u ahaadaan xisbiyada qaranka Somaliland. Waxaas nagu qasab ah, maadama aynu ka hadlayno nidaamka Somaliland ee guurtida oo ku dhisan qaab beeleed, aynu innaga oo xaqiiqada eegayna u soo bandhigno dadweynaha, bal sida xubnaha Gollaha Guurtida oo ku metela dadweynaha qaab beelaysan ay u codeeyeen. Si xubnaha ka tirsan xisbiyada dimoqraadiga ah ee ku bahoobay hanaanka axsaabta badani ay jaleecaan, bal in dimoqraadiyadii ay ku bahoobeen si hufan u hanaqaaday.

Saaka doorashadii ka dhcaday Gollaha Guurtida iyo sidii loo kala fooday waakan ee jaleec wacan:

Beesha Habarjeclo.

1. Cabdiraxmaan Cismaan Cabdulle ( Cumar Jibriil) Waa diiday Muddo Kordhin. 
2.. Caydiid Cabdi Maxamed ( Xaydh) ( Cumar Jibrill) Waa diiday muddo korhin. 
3.. Sahal Jaamac ( Cumar Jibriil) Waa diiday muddo kordhin. 
4. Pro: Axmed Diri Cali ( Cibraan) Waa diiday muddo kordhin. 
5. Maxamed Maxamuud Diiriye (Cibraan) Waa diiday muddo kordhin. 
6. Aadan Shire Faarax (Cibraan) Waa diiday muddo kordhin. 
7. Siciid Shire Xuseen ( Uduruxmiin) Waa diiday muddo kordhin. 
8. Cawil Cismaan Maxamed ( Reer Yoonis) Waa diiday mudo kordhin. 
9. Khadar Xuseen Sahal ( Reer Dood) waa diiday mudo kordhin. 
10Cawil Xuseen Axmed ( Reer Daahir) Waa diidau mudo kordhin. 
11.. Ismaaciil Xaaji cabdi ( Sanbuur ) Waa diiday mudo kordhin. 
12. Maxamed Jaamac Abokor ( Sanbuur) Waa diiday mudo kordhin.

Beesha Arab.

1. Cabdiraxmaan Qawdhan Maxamed ( Subeer Cali) Waa diiday muddo kordhin. 
2. Jaamac Faarax Axmed ( cabdalle aarab) waa didiay muddo kordhin. 
3. Maxamed Ismaaciil cabdi ( Reer Cali) Waa diiday muddo kordhin . 
4. Khadar ismaaciil qardhab ( Maxamed Fanax) waa diiday muddo kordhin.

Beesha Habaryoonis.

1. Cabdillaahi Ibraahim Xirsi ( Reer Sugule) Waa diiday muddo kordhin. 
2. Cmuar Nuux Xasan ( Reer Cawl) Waa diiday muddo kordhin.

Beesha Ciidagale.

1. Marwadii Maxamed Cismaan, Laangadhe Libaaxo ( Baho Dhamal) Waa diiday muddo kordhin.

Beesha Warsangeli.

1. Maxamed Hiirad Shir-tag Waa diiday muddo kordhin. 
2. Cabdillaahi maxamed Huruuse, waa diiday muddo kordhin. 
3. Maxamed Siciid Dhiif, waa diiday muddo kordhin. 
4. Cabdillaahi maxamed Xaaji Xuseen, Waa diiday muddo kordhin. 
5. Faysal Maxamed Axmed, waadiiday muddo kordhin. 
6. Cabdisalaam axamed Siciid, waa diiday muddo kordhin.

Beesha Dhulbahante.

1. Cumar Faarax Budeeye, waa diiday muddo kordhin. 
2. C/Rashiid Sh. Cabillaahi Aden, waa diiday muddo kordhin. 
3. Muuse Ciise Faarax ( Xamari ). waa diiday muddo kordhin. 
4. Xirsi Ciise Jaamac, waa diiday muddo kordhin. 
5. Maxamed Weli Warsame Cali, waa diiday muddo kordhin. 
6. Cismaan Cali Cabdi ( majo-qariye), waa diiday muddo kordhin. 
7. C/raxmaan Cabdi X.Faarax, waa diiday muddo kordhin. 
8. Axmed Xasan Saalax, waa diiday muddo kordhin. 
9. Xasan Cumar Axmed, waa diiday muddo kordhin.

Beesha Habar Awal.

1. Cabdiraxmaan Shhikh Yuusuf Shiikh Madar ( Reer Xoosh) Waa diiday Muddo kordhinta.

Waxaan soo gudbin doonaa, xubnaha u fooday mooshina iyo beelaha ay ka soo jeedaan ee ku fadhiyaan magacooda Gollaha Guurtida.

source:   Somalilandfuture Online


 

No comments: