17 February, 2009

TACSI: Labada Marxuum Ahmed Jama Hirsi iyo Sheekh Mohamed Sheekh ...


INAA LILAAHA WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Anigoo ku hadlaaya magacayga, iyo magaca REER CABDI CARWO waxaan tacsi u dirayaa, ehelka, qaraabada, iyo xigaalka ay ka geeriyoodeen Labada Marxuum Ahmed Jama Hirsi iyo Sheekh Mohamed Sheekh Ali Ahmed Geele. Waxaanan labada Marxuum ILLAAHAY uga baryayaa inuu naxariistii ugu dambi dhaafo uguna deeqo jannatul fardows. Geeridu waa xaq waana mid dhammaan ina sugaysa, aan labada marxuun iyo meetidii horeba u ducayno.

Inaguna aan samir iyo qadarka Alle ogaano. Aan nafteyda iyo tiinaba faro camal kheyr leh iyo aakhiro oon u sahay qaadano.

Dhammaanteen samir iyo iimaan.
17/02/2009
Axmed Carwo
Cardiff
U.K

samotalis@gmail.com



No comments: