27 August, 2008

Magacyada 29 xubnood oo ka mid ah Guddida Fulinta KULMIYE oo la magacaabay i...






Magacyada 29 xubnood oo ka mid ah Guddida Fulinta KULMIYE oo la magacaabay iyo la taliyayaal



Burco (Somaliland.org) – Hoggaanka Xisbiga Kulmiye ayaa magacaabay 29 ka mid ah xubnaha Guddida Fulinta oo tiradoodu noqonayso 35 xubnood iyo la-taliyayaal, isla markaana soo hordhigay Shirka Golaha Dhexe uga socdey Hotelka City Plaza ee magaalada Burco oo maanta la soo gebagebeeyey, si goluhu u ansixiyo.

29- ka xubnood oo 11 ka mid ah la raaciyey xilalka loo magacaabay waxay magacyadooda iyo xilalkooduba yihiin sedan:



Magaca Xilka

1- Dr, Maxamed C/laahi Cumar Xoghayaha Arimaha Dibada.

2- Maxamed Cabdi Iskeerse Xoghayaha Maaliyada.

3- Axmed Xaashi Oday Xogahaya Khayraadka.

4- Maxamed Muuse Abees Xoghayaha Arimaha Gudaha.

5- Dr, Cabdi Aw Daahir Cali Xoghayaha Arimaha Bulshada.

6- Maxamed Kaahin Axmed Xoghayaha Difaaca iyo Nabada.

7- C/kariin Axmed Maxamed Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyi-gelinta.

8- Xuseen Axmed Caydiid Xoghayaha Cadaalada.

9- Canab Cumar Ileeye Xoghayaha Arimaha Haweenka.

10- Cali Ibraahim (Tamaandho) Xoghayaha Dhalinyarada.

11- C/raxmaan Aw Cali Faarax Xoghayaha Xidhiidhka Golayaasha Qaranka.

12- C/laahi Xuseen Cige

13- Faysal Cali Sheekh

14- Maxamed Xasan Jidhif

15- Ibraahim C/laahi Xuseen Dhega-weyne

16- Axmed Cabdi Dheere

17- Dr Carabeyto

18- Dr, Xuseen Maxamed (Xuseen Xoog)

19- Dr, Yusuf Xirsi Galow

20- Cali Siciid Reygal

21- Axmed Cilmi Bare

22- Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal

23-Ilhaan Maxamed Jaamac

24- C/laahi Ismaaciil

25- Baashe Yuusuf Axmed

26- Axmed Xaaji Cali Cadami

27-Prof Ismaaciil Muumin Aare

28-Cali Cabdi Saadiq

29- Cabdi Siciid Faahiye



Dhinaca Kale waxa iyaguna la magacaabay la taliyayaal,kuwaas oo kala ah



1-Axned Aadan Cali Goodir Arimaha Doorashooyinka

2- Yuusuf Jaamac Buraale Arimaha Siyaasada.

3- Cabdi Giire Arimaha Bulshada

4- Abiib Diiriye Nuur Arimaha Dhaqaalaha.

5- Dr, Cumar Dixood Arimaha Caafimaadka.

6-Yuusuf Nuur Garuuje Arimaha Dhaqaalaha.




No comments: