10 August, 2008

Gen Gabre oo fariin culus u diray Madaxweyne Yusuf, (Genanka oo u jeediyay Col.


Muqdisho(AT)Sida uu maanta qoray Website-ka Telefishinka Afka dheer ee Al-jazeera, isla markaana soo xiganeyay Ilo wareedyo ayaa Taliyaha Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Soomaaliya Gen. Gabre Della usoo fara geliyay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha, isagoo ugu baaqay Madaxweynaha inuu raaco Nabada uu wado Nuur Cadde.

No comments: