16 July, 2017

Ahmed Hassan Arwo sent you a video: "Nin xun waxa soo saara nin wanaagsan oo codkiisa la aammusay"

Ahmed Hassan Arwo has shared a video with you on YouTube
Nin xun waxa soo saara nin wanaagsan oo codkiisa la aammusay
WAXA LA YIDHI NINKA XUN WAXA SOO SAARA INTA AAN CODEYN.

Ninka Maraykan waalay ee Trump, waxa la xaqiijiyey inuu guusha Ku helay inta diidan een codeyn. Waa qaar maanta murugo iyo ciil dhexda farta ka qaniinay oon ladin.

Ruux lala baryaayo inuu doorto cidda hogaamin doonta ee ay taladoodu u dhiibanayaan, ma heli karo waxa u rabo. Waxa la sheegay in qurbojoogu ugu badan yahay dadka ugu hor qaatay. Qurbajoog waxuu yaqaanaa qiimaha ay leedahay doorasho. Waxuu waliba abaabulaa wacyogelinta muwaadinka, iyagaa hormood ka ah dadka isku xilsaaray inay si muwadacnimo ah arrinta xisbiyada iyo doorashada uga hawlgalaan Maal, talo iyo tacabba.

Haddaba muwaadin u toos waajibka dalku Kugu leeyahay. Haddaad kaadhka qaadan weydo ma heleysid fursad aad wax Ku yeelato talada dalka. Mana ka caban kartid ruux aadan dooran, ma heli kartid fursad aad filirkaaga u gudbiso. Waxaad noqon ajnabi dalkiisa jooga. Kolka kii codeeyey taladiisu dalka ka talin doonto.
Ogow kaadhkani Waa mid loo isticmaali doono ...
©2017 YouTube, LLC 901 Cherry Ave, San Bruno, CA 94066, USA

No comments: