06 November, 2015

UJEEDADDA BOOQASHO GAABAN OO UU MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND, KU TAGEY GURIGA XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE KULMIYE, KAGA JIRA DEEGAANKA HAWD IYO HARGEYSA

UJEEDADDA BOOQASHO GAABAN OO UU MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND, KU TAGEY GURIGA XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE KULMIYE, KAGA JIRA DEEGAANKA HAWD IYO HARGEYSA


(Hadhwanaagnews) Friday, November 06, 2015 15:22:42
Ujeedadda Booqasho Gaaban Oo Uu Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Ku Tagey Guriga Xubnaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE, Kaga Jira Deegaanka Hawd Iyo Hargeysa 

Hargeysa-(HWN)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi  Ismaaciil (Saylici), oo ah musharax u taagan tartanka madaxweyne ku xigeenka Xisbiga KULMIYE, oo ay weheliyaan Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha, Cali Xaamud Jibriil, Iyo La Taliyaha Madaxweyanaha ee arrimaha dhaqaalaha Axmed Xasan Carwo, ayaa maanta gelinkii danbe, booqasho gaaban oo saacado qaadatay ku tegay xarunta guriga xubnaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, kaga jira beesha Arab, oo muddooyinkii u danbeeyay ahayd goob aad u mashquul ah oo ay isugu yimaadaan madaxda, qeybaha kala duwan ee bulshadu ka kooban tahay iyo xubnaha xisbiga KULMIYE.

- See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=167521#sthash.uM1oQfio.dpuf


Ahmed Arwo

Sent from my iPhone 

No comments: