23 May, 2015

War Degdeg ah: Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi Oo Goor Dhoweyd Muqdisho Ugu Geeryoodey Dhaawacyo Dabley Hubaysani Gaadhsiiyeen


War Degdeg ah: Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi Oo Goor Dhoweyd Muqdisho Ugu Geeryoodey Dhaawacyo Dabley Hubaysani Gaadhsiiyeen


Muqdisho(OWN) Alle Ha U Naxariistee Marxuum-Yuusuf Dirir Cabdi oo ka mid ahaa Xildhibannada Baarlammaanka Somalia ayaa goor dhowayd magaalada Muqdisho ugu geeryoodey dhaawacyo kazoo gaadhey weerar maanta dabley hubaysani ku qaadeen baabuur ay wateen marxuumkan iyo shakhsiyaad kale halkaasna uu hore ugu geeryoodey wadihii baabuurkaasi sidoo kalena dhaawacyo kazoo gaadheen Xildhibaan C/lle Boos Axmed oo isaguna ka mid ah isla Xildhibaannada Baarlammaanka Somalia balse isagu weli cusbitaalka dhaawacyadaas u jiifa.
WAxa la sheegayaa in Xildhibaanku ka soo jeeday Demada Ceerigaabo ee Soomaliland.

Xig/Oodweyne.com

Oodweynenews.com/Muqdisho

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: