18 February, 2015

Waa taxanihii Talo, Tilmaan, Tusaale iyo Toosin 7





Waxuu yidhi Madaxweynahu dadka intiisa badan waxuu u yahay Madaxweyne bes, dadka qaar waa u madaxweyne waana u adeer qaarna waxa afar jeer ayuu wax u yahay oo adeer, abti iyo seedibaa u soo raacda, adiguu afartaas kuu yahay ee afar jeer u hees!!!!!!
Kolka aad kartidaada, aqoontaada iyo qofnimadaada wax ku hesho geesinimo ayaad leedaahy iyo ku dhac, kolkaad waasto wax ku hesho nolashaadu waa cabsi dheeraad ah, shaki iyo fulaynimo kuu horseeda khiyaamo iyo dambi cid kale aad ugu faa'ideyso, dhibteeda iyo xisaabteeda aakhirana aad keli yeelin doonto.



http://samotalis.blogspot.com/

No comments: