24 December, 2014

TACSI: MARXUUMAD AAMINA IBRAAHIM HIRAD

TACSI: MARXUUMAD AAMINA IBRAAHIM HIRAD
Inaa Lilaa Wa Inaa Ileyhi Raajacuun. Waxa goor dhoweyd magalada London ku geeriyootay AHU hooyo Aamina Ibraahim Hirad oo hooyo u ah ILma Cabdi Yuusuf (ILma Cabdi Yare). Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu dambigeeda dhaafo kana yeelo kuwa dhaxla Janatul fardaws,

 Waxaan tacsi u dirayaa tafiirta ehel, qaraabo iyo asxaaba si gaar ah Ilma Cabdi Yare, Ilma Luduf, Ilma Iimaan, Ilma Geerash, Ilma Farax Jire iyo tafiirtooda. Waxaan dhammaan Alle uga baryayaa inuu waafajiyo samir iyo duco.


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: