22 June, 2014

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtoyada Somaliland Qado sharaf ugu sameeyey Hogaanka Xisbiga iyo

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtoyada Somaliland Qado sharaf ugu sameeyey Hogaanka Xisbiga iyo Ganacsatadii Xalinta Musharaxnimada Xisbiga dhexdiisa ku guulaystay.

Waxaana halkaasi ka hadlay Ganacsade Rashiir Ibraahim Ciise, Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland isaga oo Madaxweynaha Somalilandna soo xidhay kulankaasi qado sharafta ah

HALKAN KA DHEGAYSO CODADKA MASUULIYIINTA







http://samotalis.blogspot.com/

No comments: