06 May, 2014

War-degdeg ah:Dooxa Arabsiyo oo caawa qaadey Dad iyo Gaadiid+Khasaaraha Nafeed iyo Hantiyeed

War-degdeg ah:Dooxa Arabsiyo oo caawa qaadey Dad iyo Gaadiid+Khasaaraha Nafeed iyo Hantiyeed

Hargeisa-Sida ilo wareedyo rasmi ahi u xaqiijiyeen Warfidiyeenka Qarannews dooxa mara magaalada Arabsiyo oo qiyaastii ilaa 37 km xagga galbeedka kaga beegan amaba ka xigta Hargeysa ayaa caawa maruu soo rogmaday daad xoogani qaadey wiil dhalinyaro ah.

Wiilkaas ama marxuumkaas daadku qaadey oo magaciisa lagu sheegay khadar cabdi cali ayaa meydkiisa laga helay Agagaarka Arabsiyo.Ku darsoo waxaa la sheegay in Dooxa Arabsiyo caawa qaadey laba Baabuur oo yaryar hase yeeshee laga badbaadiyey rakaabkii saarnaa.

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: