14 March, 2014

Raashin dhan 1000 kiish oo isugu jira Bariis, Daqiiq iyo Sonkor oo loogu deegay Dadka ku dhaqan Xeebta Bari ee Gobolka Saaxil



Raashin dhan 1000 kiish oo isugu jira Bariis, Daqiiq iyo Sonkor oo loogu deegay Dadka ku dhaqan Xeebta Bari ee Gobolka Saaxil


Raashin dhan 1000 kiish oo isugu jira Bariis, Daqiiq iyo Sonkor oo loogu deegay Dadka ku dhaqan Xeebta Bari ee Gobolka Saaxil, waana markii ugu horaysay ee Bada iyo Berigaba dadkaasi loo mariyo deeq isugu jirta Raashin kala Duwan

Waxa maanta Dekeda berbera lagula kala wareegay Raashin loogu talo galay dadka xeebta Bariga Berbera ku nool, kaasi oo la kala marindoono Bada iyo Berigaba si ay u gaadhaan dadkaasi ku dhaqan Laasciidle iyo Xagal Deegdan oo raashinka ah oo ay la kala wareegeen Maamulka Gobolka Saaxil oo ay goobjoog ka ahaayeen Maayarka Degmada Berbera Cabdishakuur Cidin iyo Badhasaabka Gobolka Saaxil Mudane Cali Gadh-dheer, iyo Maareeyaha Samafalka Marwo Aamina Maxamed Diiriye oo iyagu ka wakiil ahayd deeqdan o oak timid Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, halka ay Gobolka Saaxil maamulkiisuna ku sii wareejiyeen maayarka Xagaleed oo isna balan qaaday inuu dadkaasi gaadhsiin doono wakiilna uu ugu sii yahay Maayarka Laasciidle qaybtiisa


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: