03 March, 2014

kiis dila ah lagu helay +xukunka lagu riday

kiis dila ah lagu helay +xukunka lagu riday 
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland oo kiis dila ah lagu helay +xukunka lagu riday



Hargeisa-Maxkamada ciidamada milateriga somaliland ayaa maanta xukun Madaxaa ha ku furto ah ku riday sarkaal ka tirsan ciidanka Booliiska Somaliland oo lagu helay inuu dilay wiil dhalinyaro ah.

Maxamed Aw-cabdi Jaamac oo ahaa Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliiska Somaliland ,islamarkaana ahaan jiray Taliyaha Saldhiga Daloodho ee Hargeysa ayaa lagu helay ama ay ku cadaatey dilka Wiil dhalinyaro ahaa oo ilaa 16 jir ahaa oo Magaciisa la odhan jiray Cabdiraxmaan Cawil Xasan Xuseen oo uu isla xaafadaas ku dilay 31/08/2012.




http://samotalis.blogspot.com/

No comments: