15 February, 2014

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo kuna saabsan geerida Cali Cabdiqaadir Faarax

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo kuna saabsan geerida Cali Cabdiqaadir Faarax

Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum Muj.Cali Cabdiqaadir Faarax ka baxay gaar ahaan bulshoweynta reer Sanaag ee uu ka so jeeday.

Waxuu marxuumku ku geeriyooday London 14/02/2013

Waxuu ahaa Cali Cabdiqaadir nin qayb weyn ka qaatay xorreyntii dalka xiligii gumeysiga iyo halgankii SNM iyo nabadeynta iyo dhismaha qaranka Soomaliland.

Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.


Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: