07 November, 2013

War Dag Daga Nin ka Tirsan Shaqalaha Hotelka Cuntada ee Shirkada Beder oo Lagu Doriyeyay Hoteelkaas Ninkaas oo Geeri iyo Nolol u Dexeeya

war dag daga waxaa imika magalada burco isku toriyayay laba nin oo ka wada shaqaynayay hotelka laga cunteeyo oo ay leedahay shirkada laydhka ee beder 


Goob jooge magaciisa ka cudur daartay ayaa nooga waramay sida ay wax u dhaceen 
waxa uu ninkaasi noo xaqiijiyay in labadaa mid kamid ahi siir yoos yahay oo loola cararay dhankaa iyo cusubitaalka guud ee magalada burco nin kan siiryoosakaa ayaa mididu kaga dhacday cunaha goobta markaanu booqanay waxaanu arkaynay dhiig aad u farabadan oo dhulka yaala 
balse labadan nin ayaan wax khilaafa oo hore aanay ka dhaxayn balse uu hadalku ka duulay yaga oo kaftamaya sida uu noo xaqiijiyay goob joogahaasi ilaa imika war rasmiya kama soo bixin masuuliyiinta hotelka sida shilkani u dhacay 
ninkii kale ayaa isaga gacanta lagu hayaa sida ay noo xaqijiyeen shaqalaha hoteelka 
la soco wixi warar ee ka soo kordha 

Abdalla Abu Haniifa 
Burco Somaliland

No comments: