23 October, 2013

Liiska Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye Ee La Ansixiyey

Liiska Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye Ee La Ansixiyey


Liiska gudida qabanqaabada shirweynaha kulmiye ee la ansixiyey

Hargeisa-(Qaran-news)- waxaa goor dhaweyd gudiga fulinta ee xisbiga kulmiye ansixiyeen Gudiga qabanqaabada shirweynaha xisbiga kulmiye oo ka kooban 27 xubnood ,liiskooda oo dhamaystiranina wuxuu u dhignaa sidatan:-

Xildhibaan saleebaan bukhaari

Xidlhibaan maxamed jaamac cabdi

Xildhibaan Cali gebilay

Xildhibaan Maxamed Jaamac warfaa

xildhibaan ibraahin Kacaan

xildhibaan Saciid Cilmi Rooble

Xildhibaan maxamed Axmed Obsiiye

xildhibaan Cabdiraxmaan dheere

Xasan Gaafaadhi

cabdii giire

Sahal Maxamed jaamac

Cabdirisaaq Waberi Rooble

Xasan Mawliid

Mustafe Faarax Dhoore

Amal X.Miisan

Cumar dixood

Faarax Xadhigle

Wasiir Cismaan Garaad soofe

Abiibakar Xaamud Jibriil

Yuusuf Maxamed Guruuje

Farax Faarax Cali

Amina Yusuf Aar

Ibraahin Cawke

maxamuud axmed saalax

Yaasiin Maxamuud cabdi

Cabdiraxmaan maxamuud caraale

Fu’aad maxamed cumar
http://samotalis.blogspot.com/

No comments: