Hargeisa--Golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka oo ah Gole siyaasadeedka cusub oo Madax banaan ayaa saaka laga dhawaaqey magaalada Hargeysa,Golahan ayaa waxaa isku bahaystay ama ka dhex muuqda qaar ka mid ah Haldoorka iyo siyaasiyiinta ugu miisanka culculus mucaaridka Somaliland.
Xubnaha asaasey Golahan ayaa waxa ka mid ah:-
Xasan Ciise Jaamac—Gudoomiyaha ururka Xaqsoor
Faysal cali waraabe—Gudoomiyaha xisbiga UCID
Ibraahim Cabdilaahi Xuseen Dhaga weyne
Maxamed Xaashi Cilmi
Xildhibaan yuusuf Cali Koore
Prof. Siciid Cabdi Caamir
Axmed Maxamed
Maxamed Cismaan Yuusuf Isxal
Jaamac Xaashi Maxamuud
Cali maxamuud Xasan
Axmed Ibraahim Xaaji xasan
Iyo Xubno kale oo doora oo ay ku jiraan Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Xubno kale oo dalka Meeqam iyo maamuusba ku leh.
Qarannews
Hargeisa
No comments:
Post a Comment