20 May, 2013

Xaflad aan Nooceeda Hore Loogu Xusin Maalinta 18 May Ayaa Lagu Qabtay Magaalada London Xafladan Ayaa Waxaa ka Soo Qayb Galay Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo madaxwayne Kuxigeenka Somaliland



London(SLNews)Xaflad aan Nooceeda Hore Loogu Xusin Maalinta 18 May Ayaa Lagu Qabtay Magaalada London Xafladan Ayaa Waxaa ka Soo Qayb Galay Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo madaxwayne Kuxigeenka Somaliland kana mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga Axmed Cadami, Ganacsiga Abdirisaq Khaliif, Maaliyadda Cabdcasiis Samaale,Guddoomiye xigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin, La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha iyo Maal-gashiga Axmed Carwo, Wasiir Xigeenka Tacliinta Cali Xaamud, Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen Blacki iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dumarka Amaal Miisaan.



No comments: