06 April, 2013

Halkan hoose Ka dhagayso hadalkii Axmed Carwo oo dhamaystiran

Axmed CarwoHargeysa (Halgannews) Axmed Carwo  oo ka mid ahaa dhalinyaradii goob jooga ka ahayd Aasaaskii SNM ayaa hadal ka jeediyay Munaasabadii Xuska sanadguuradii 32aad ee Aasaaskii SNM, Xafladan oo ay Soo qabanqaabisay Shabakada Halgannews oo ku qabsoontay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.


Linkan hoose Ka dhagayso hadalkii Axmed Carwo oo dhamaystiran:
http://halgannews.net/?p=1320

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: