08 September, 2012

Difaac, Gabay. Haanti Dheelmato



Difaac waa gabay uu hal abuurka Ina Cawsgurow, ku difaacay Soomaalida Kenya iyo lahjadda ay ku hadasho. Daahir oo ah nin Reer Qabri-Daharre ah, ayaa ku dooday in aan nin gabayaa ahi ka soo bixi karin Soomaalida Kenya. Gabaygii oo maqal iyo muuqaalbe leh halkan ka daawo ...

No comments: