Waraabe dad ku cunay Wajeer
9 June, 2012, 19:07 GMT 22:07 SGA
Media Player
![Hyena](http://www.bbc.co.uk/worldservice/assets/images/2010/03/30/100330043234_hyena_226x170_nocredit.jpg)
Waraabe
Saddex qof ayaa ku dhimatay 5 kalana dhaawac halis ah ayaa ka soo gaaray kaddib markii habeenimaddii xalay uu weerar ku qaaday wareebe tuulo la yiraahdo Dhilmaanyaalay oo ka tirsan degmadda Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.
Dadka dhaawacmay ayaa qarkood waxaa uu waraabuhu kala baxay kelyaha, halka kuwa kalana uu ka cunay madaxa iyo gacmaha.
Weriyaha BBC-da, Mohammud Ali, ayaa khadka telefoonka ee tuulada Dhilmaamnyaalay kula xiriiray Macallin Siyaad Macallin Maxamuud Gaboobe oo ka mid ah macallimiinta tuuladda goob joogna u ahaa dhacdaas
No comments:
Post a Comment