Somali Diaspora news » Sheekh Saciid Cali Axmed oo ka waramay dooda sadaqada dhawaan laga ururiyay Somaliland cida mudan in la siiyo: "Sheekh Saciid Cali Axmed oo ka waramay dooda sadaqada dhawaan laga ururiyay Somaliland cida mudan in la siiyo
Ottawa Sept 07,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan guddi ay xukuumada Somaliland magacawday oo isugu jira culimo iyo wasiiro ay shaaciyeen in olole kaalmo ururin ah oo ay u sameeyeen dadka tabaaleysan ee ku nool konfurta dalka Soomaaliya ay uga soo xarootay aduun gaaraya 600 oo kun oo dollar.
Culimo iyo siyaasiyiin ay ka mid yihiin Sheekh Aadan Siiro iyo guddoomiyaha siyaasada ee xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md Cali Warancade ayaa waxa ay ka hadleen habka,hanaanka lacagaahaa loo ururiyay iyo u joojeedooyin ay sheegeen in xukuumada iyo shaqsiyaad kaleba ay ka leeyihiin deeq ururintaasi."
http://somalidiasporanews.com/index.php/2011/09/sheekh-saciid-cali-axmed-oo-ka-waramay-dooda-sadaqada-dhawaan-laga-ururiyay-somaliland-cida-mudan-in-la-siiyo/
http://samotalis.blogspot.com/
Qurbejoog-Ottawa
WEBMASTER / SEPTEMBER 6, 2011 / 3 COMMENTSOttawa Sept 07,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan guddi ay xukuumada Somaliland magacawday oo isugu jira culimo iyo wasiiro ay shaaciyeen in olole kaalmo ururin ah oo ay u sameeyeen dadka tabaaleysan ee ku nool konfurta dalka Soomaaliya ay uga soo xarootay aduun gaaraya 600 oo kun oo dollar.
Culimo iyo siyaasiyiin ay ka mid yihiin Sheekh Aadan Siiro iyo guddoomiyaha siyaasada ee xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md Cali Warancade ayaa waxa ay ka hadleen habka,hanaanka lacagaahaa loo ururiyay iyo u joojeedooyin ay sheegeen in xukuumada iyo shaqsiyaad kaleba ay ka leeyihiin deeq ururintaasi."
http://somalidiasporanews.com/index.php/2011/09/sheekh-saciid-cali-axmed-oo-ka-waramay-dooda-sadaqada-dhawaan-laga-ururiyay-somaliland-cida-mudan-in-la-siiyo/
No comments:
Post a Comment