17 August, 2011

Wasiir British ah oo Muqdisho Booqday

Wasiir British ah oo Muqdisho Booqday

Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee dalka Britain Andrew Mitchell ayaa maanta booqday magaalada Muqdisho.

Asha Ibrahim | Washington

Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee dalka Britain Andrew Mitchell ayaa maanta booqday magaalada Muqdisho, si uu qiimeyn ugu sameeyo xaaladda abaaraha Soomaaliya iyo sida ay u socdaan dadaalada gurmadka.

Safarkan ayaa ah kii ugu horreeyay ee uu Muqdisho ku tago sarkaal ka socda dowladda Britain muddo 18 sano ah.

No comments: