16 December, 2010

TACSI: GEERIDA MARXUUM AHMED HAYBE JIRE

TACSI: GEERIDA MARXUUM AHMED HAYBE JIRE

Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar
Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka,
qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel kasta oo
ay joogaanba .
Alle ha u naxariistee Marxuum Ahmed Haybe Jire. waxaa lagu aasay
magaalda Hargeysa maanta oo khamiis ah 16/12/2010.
Marxuum Ahmed waxuu ahaa oday reer oo fac weyn, muddo dheerna bukay,
kuna samir badnaa xanuunka iyo qadarka Alle.

Ahmed Arwo
Hargeysa
samotalis@gmail.com


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: